info@buecher-doppler.ch
056 222 53 47
Warenkorb
Ihr Warenkorb ist leer.
Gesamt
0,00 CHF
  • Start
  • Kalahaadkii Moqdisho

Kalahaadkii Moqdisho

Angebote / Angebote:

Buugga Kalahaadkii Muqdisho ee laga tarjimay buuggii afka Ingriiska ku qoraa ee Out of Mogadishu ee ka hadlayay bilowgii dagaalkii sokeeya ee Moqdisho ka qarxay 30kii bishii Dhiseembar 1990. Bilowgiiba, dagaalkii Moqdisho waxa u muddo yar gudaheed ku saameeyay dadkii ku noolaa magaalada. Colaadda oo markii hore u dhaxaysay dawladda Kacaanka iyo jabhadaha, gaar ahaan jabhadda USC, maalmo aan badnayn bay isu beddeshay colaad dabar goosatay oo saamaysay dhammaan dadka Soomaaliyeed. Waxay noqotay colaad dhiig badan ku daatay oo xitaa aan la badbaadin birmagaydada. Ugu danbayn colaaddu waxa ay xadka diinta iyo dadnnimadaba ka gudubtay markay ka dhex qaraxday beelaha waaweyn ee Soomaalida.
Folgt in ca. 10 Arbeitstagen

Preis

28,50 CHF