info@buecher-doppler.ch
056 222 53 47
Warenkorb
Ihr Warenkorb ist leer.
Gesamt
0,00 CHF

Ma Innaguun Baa!

Angebote / Angebote:

Qalin bilan, murti wax-ku-ool ah, iyo xiise aan marna damayn, ayaa looga bartay qoraaga Siciid Jaamac Xuseen inuu ku soo if bixiyo qoraalladiisa. Qoraalcurinta toolmoon, gaar ahaan sheekada gaaban iyo maqaalka aad ugu tegaysid Buugtiisa 'Shufbeel' iyo "Safar Aan Jaho Lahayn' iyo kan cusub ee 'Ma Innaguun Baa!' ayaa caddayn ugu filan inuu Siciid Jaamac Xuseen habcurintaas hormood ka yahay.In this work, Said Jama Hussein (aka Siciid Jaamac Xuseen) presents, in Somali, a series of short stories and personal memoirs.
Fremdlagertitel. Lieferzeit unbestimmt

Preis

35,50 CHF